Xog Muhiim ah: Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somaliya

Reading Time: < 1 minute

Mowqifka qaadashada dhul-Badeedkeenna  ee Madaxweynayaasheenna muxuu ahaa?Halkaan hoose waxaad ka mqali kartaa mowqifka ku aadanaa Qaadashada Kenya ee Badeenna iyo Sida ay u kala arkeen madaxdweynayaasha Somaliya ilaa Cabdullahi Yusuf AHN oo aan iska cod ka hayn balse aan ka hayno xigasho toos ah, wuxuuna yiri “ Waxaan nahay dowlad tabar daran mana galeyno dacwadda badda ilaa ay dowladdeenna xoog ka yeelato oo la iman karno awood dhaqaale iyo mid aqooneed iyo mid hogaamineed oo ay Kenya ku wajahi karto”  

Laakin seddexda kale waxaan ka haynaa codadkaan hoose ee adiga go’aan ka gaar waddani.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!