(XOG Jiis Mariixaan oo abaabul kawada qaybo kamida Gobolka Gedo

Reading Time: < 1 minute

Sida ay xaqiijiyeen warar lagu kalsoon yahay taliye ku xigeenka hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA, Cabdullahi Kulane, loona yaqaano Jiis Mareexaan u joogo  magaalada Garbaharay ee xaruunta gobolka Gedo.

Cabdullahi Kulane oo Abaabul ka wada gobolka ayaa kasoo duulay degmada Luuq oo isla Gobolka Gedo ka tirsan, isagoo oo ay la socdan xubna muhiim ah oo katirsan maamulka Gobolka Gedo sida Bakaal Kooke oo ah taliyaha ciidamada Xasilinta ee Gobolka Gedo, waxayna diyaaradii siday shalay kasoo degtay garoonka Magaalada Garbaharay saacad markii ay ahayd 16:45 galabnimo sida ay xaqijiyen ilo xog ogaal ah.

Ujeedada u Agaasimaha ku xigeenka NISA, Cabdullahi Kulane u tagay deegaankaas ayaa ah mid uu doonayo in uu saameeyn ku yeesho doorashada  lagu wado in ay ka dhacdo deegaankaas.

Jiis Mariixaan ayaa inta uu joogo Gobolka doonayo in u fuliyo danaha guracan uu Farmaajo ka leyahay Gobolka taasi oo ah in qalalaso laga abuuro Gobolka ama in bulshada walaalaha in la isku diro, lana kala sii fogeeyo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!