Ila wareedyo ka tirsan Sirdoonka Soomaaliya ayaa MOL u xaqiijiyay in xabadii lagu riday ilaalada Madaxweyne Shariif uu ahaa kutalagay ,
Taaso qorshuhu ahaa Marka ay jawaab dag dag bixiyaan Ilaalada Madaxweyne Shariif in DFS ay Soo faragaliso kadibna ka dalbato Madaxweyne Shariif dhowr qodob. Iyadoo ku andacooneyso Goobta oo ah aag ay dagan yihiin Diblumaasiyiin shisheeye isla markaasna ay kaabiga ku heyso Airport Adan abdulle.
- In Madaxweyne Shariif uu dhamaan iska kala diraa Ciidanka gaarka Dowladana ay siiso ciidan gaar ah kuwaaso kashaqeynaya amnigiisa.
- In Madaxweyne Shariif uu ka guurka agagaarka Madaxtooyada Maadama halkaas ay amnigeeda Masuul ka tahay Ciidamda DFS isla markaasna ay suurta gal eheen in Ciidan culus aay kor dagnaadaan Ciidanka Ilaalada AIRPORT.
Balse nasiib wanaag fursadaas waxaay daaqada ka baxday kadib markii ay difaac un galeen ilaalada Madaxweyne Shariif,
DFS waxaay alaaba shirqoolo iyo hagardaamo kadaba wadaa Madaxweyne yaashii soo maray dalka iyadoo isku dayda marar badan ineey ka taqlusto, ama ay xabsi ku hubsato.