(XOG) Ciidamada Jabuuti & Ethiopia oo maquuni doona Kuraasta taala G/Hiiraan.

Reading Time: < 1 minute

Xog laga helay Sarkaal Sare oo katirsan Ciidamada HIIL WALAAL ee kasocda Dowlada Jabuuti ayaa usheegay MOL in Dowladaha Ethiopia & Jabuuti oo ka mid ah Ciidamada AMISOM ee ka howlgala G/Hiiraan ay awood u adeegsan doonan musharixiinta xildhibaanada G/Hiiraan taal kuraastooda .

Fahad Yaasiin & MW Farmaajo oo damacsan in Hirshabeelle si kumeel gaar looga jaro G/hiiran si Madaxweynaha Hirshabeelle uusan ufaragalin habsami u socodka howlaha doorasho ee lafilaayo ineey ka dhacdo Baladweyne.

Hirgalinta Qorshahaan wuxuu halis wayn ku yahay Siyaasiinta Xawaadle kuwaaso looadeegsanaayo kala qeybinta Hirshabeelle una heesta in ay fursadooda ku jirtaa in Hiiraan budo gaar u tuman laga dhigo.

MW Farmaajo wuxuu diyaarsaday 275 dhalinyaro oo hada mushaar ka qaata NISA kuwaaso lala raba in ay noqdaan Xildhibaanada lafilaayo in qabaailada soo doortan 2020  isla markaasna ay doortaan Madaxweynaha JFS.

Lama oga Qorshaha waalida ah uu ku dhaqmaayo Madaxweynaha Siyaasadeediisu tahay Isqarxiska in ay u hirgali doonto damiciisa G/Hiiran iyo inuu ku daadan doono dhiig faro badan oo hada laga baaqsan karo.

Fillo Goor dhow Qeylo kasoo yeerta G/Hiiraan , beesha caalamka war ay dhawaan kasoo saartay arrimaha doorashooyinka waxeey ku sheegtay QM aysan u ololeeyneynin nooca doorasho ee dadka soomaaliyeed qaadatay, Hadalkaas wuxuu qeexayaa in QM waxaa natiijo oo kasoo baxaa kuraasta xildhibaanada Sax & Qalad aysan faragalin doonin maadama aysheegin ineey markii hore wax talo ku laheen.