Xog Baaris:-Maxeey Tahay Sababta Baarlamaanku shaqadiisa u Gudan La’yahay,farmaajo Iyo Kheeyre ayaa ku laban(VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ee lasoo xiray waxa uu ahaa kii ugu kulamada yaraa uguna waxtarka yaraa marka ay noqoto sharciyada la ansixiyey.

Xildhibaanadda Baarlamaanka waxaa ku milmay shaqadooda Wasiirka koowaad ee Xukumadda Iyo qaar ka mid ah  Shaqsiyaadka Dulaaliinta ka ah Siyaasadda Soomaaliya,kuwaasi oo dano gaar ah ka leh  arrimaha soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed C/laahi farmaajo ayaa aad iskugu dayaya in uu mashquuliyo Xildhibaanadda waxaana uu aad uga baqayaa in ay Abaabulaan mooshin ka dhan ah Asigga ama R/wasaare Kheeyre.

Awoodii Shacabka oo aheed Mudanayaasha Baarlamaanka hadii laga dhigay Suuq Qudaarta lagu iibiyo islamarkaana goortii la doono oo kaliya lasoo iibsado