Xisbiyada Wadjir, Kulan, Daljir iyo Kooxda Horusocod oo War saxafadeed Adag soo saaray.

Reading Time: < 1 minute

Xisbiyada Wadajir, Kulan, Daljir, iyo Kooxda Horusocod waxay walaac xoog leh ka muujinayaan ku tumashada joogta ah ee laanta fulinta ee uu hogaanka u yahay Madaxweyne Farmaajo kula kacayso dastuurka kmg ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Halkii uu madaxweyne Farmaajo ka ilaalin lahaa Dastuurka iyo mabaadi’da asaasiga ee lagu dhisay, wuxuu ka doortay ku tumashada xuquuqda aas aasiga ah ee Muwaadinka Soomaaliyeed, ku takrifalka hantida qaranka, dilal sharciga ka baxsan, dhismaha maleeshiyaad sharci daro ah , iyo magacaabis Gudoomiyaha iyo garsoorayaasha Maxkamade Sare si sharciga khilaafsan.

Isagoo dhameystiran halkaan ka akhriso:

[googlepdf url=”http://46.101.175.207/wp-content/uploads/2018/08/statement2-1.pdf” width=”900″ height=”800″]