Xisbiyada Kaah & Mideeye oo looga digay inay hordhicin qorshaha doorashada

Reading Time: < 1 minute

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa digniin kama danbays ah siiyay urur siyaasadeedyada Kaah iyo Mideeye.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa ku eedeeyay labada urur inay jebiyeen jadwaleynta ololaha doorashooyinka qof iyo cod ee dowladaha hoose oo haatan qabanqaabadeedu ka socoto degaano ka tirsan Puntlad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA OO DHAMEYSTIRAN.