Xisbiga Wadani oo weerar Afka ah ku qaaday Madaxweyne Muuse Biixi (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalin kahor xaalad degdeg ah kusoo rogay seddex degmo oo katirsan gobolka Sanaag, kuwaas oo xiisado ku sallaysan qabiilka ay kajireen muddooyinkii dambe.

Xisbiga mucaaradka ee wadani ayaa talo xumo kutilmaamay goaanka xaaladda degdega ah lagu saaray gobolka isagoona sheegay in ay jireen wadooyin kale oo lagu xalin karay xaaladaha taagan.

Afhayeen Xisbiga Wadani Barqad jaamac xirsi Batuun oo shir jaraaid kuqabtay Hargaysa ayaa arintaasi kahadlay iyo mowqifka xisbiga ee