Xisbiga Wadani Ee Somaliland oo ugu Baaqay Xuukamada in ay joojiso Duulimaadka Caalamiga Ethiopia Airline

Reading Time: < 1 minute

Wixii ka danbeeyay markii ay banaan ka timid Sirtii DFS Iyo Ethiopia ay isaga kaashanayaan in Dhulka Soomaalida soo galiyay Caabuqa Coronavirus,

Waxaa bilaawday dadka baaq kasoo saaray waxaa ugu horeyay Xukuumada Somaliland oo iyada durbadiiba karantiishay dhamaan rakaabkii kasocda Ethiopia Airline

Waxaa hadda shir jaraaid qabtay Xisbiga Wadani Ee Somaliland asagoo xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in la joojiyo Duulimaadka Ethiopia Airline maadama ay halis ku tahay Caafimaadka bulshada suuragalna tahay ineey soo qaado dad qaba caabuqa Coronavirus COVID-19.