Xisbiga Wadajir oo Madaxda Dowlada Kudhiliilay in ay maalgeliyaan Argagixisada

Reading Time: < 1 minute

Xisbiga uu Hogaamiyo C/Raxmaan /Cabdishakuur ee Wadajir ayaa waxa uu war kasoo saaray Muuqaal aad u dheeraa oo uu soo Sooduubay Xasan Daahir aways oo kamid ah Hogaamiyaashii Alshabaab ka oo uu kuweeraryay CabdiRaxmaan Cabdishakuur waxa uuna Xasan Daahir sheegay In uu Cabdiraxmaan uu ugefay N.N.KH waxa uuna ugu baaqay in uu goobta Keene.