Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa maanta maxkamadda sare ee dastuuriga ha u gudbisay gal dacwadeed ku aadan furista dastuurka,iyagoon ku eedayay xukumad Dani in uu wadoh sharci jabin ayna si adag uga soo horjeedan.
Dacwada ay maanta gudbiyeen Xisbiga Mideeye ayaa waxa ay daba socotaa dacwad ay horay u gudbiyeen xisbiyada kale ee siyaasadda Puntland kuwaas oo ka soo horjeeday frusta dastuurka.