Xiisada ka dhex taagan Xildhibaanada Dhexdeedo, Gudoomiye Jawaari iyo Xukuumadu aya si kordhaya maalin waliba tan iyo markii mooshinku uu bilowday.
Xildhibaanada iyo Wasiirada ka tirsan Golaha shacabka aya sameeynaya abaabul Siyaasadeysan kaasi oo ay Bulshada iyo Gudoomiye Jawaari ay doonayan in ay u sheegeyn in Xildhibaano horleh ay guruubkoda kuso bireyn iyado Warbaahinta adeegsanaya.
Waxa isasoo taraya billaawashada Mooshinka Jawaari ila iyo hada Xafladaha ka dhacaya Hotelada Muqdisho iyado Xildhibaanada gadaal uu ka riixayo Raiisul Wasaare Kheyre ay halkaassi ku so bandhigaan Ruwaayad Cusub oo ay doonayan in Gudoomiye Jawaari ay qaab siyaasadeysan u donaya in ay u indha sarcadiyaan.
Gudoomiye Jawaari aya u muuqda mid isku kalsoon walow xildhibaana taagersan Gudoomiye Jawaari ay shegayan in Ruwaadaha laga daayo Hoteelada taa badalkeda ay la yimaadan waxa ay hayan iyo tirada ay yihiin iyo Golaha Shacabka lagu kala bixi doono cidii adkaataaba.
Raiisul Wasaare Kheyre oo xaalufiyay hantidii Dowlada Hoose ee Xamar aya hada waxa akkoonadiisa ku so dhacay lacag ay uso dirtay Dowlada Qadar oo doneysa in Jawaari uu halkaasi ka baxo,si howlaha ay Fahad iyo Kheyre isla qordheyen ay fushtaan.