Xildhibanada Taagersan Mooshinka Gudomiye Jawaari oo Si Yaranaya Xili Cawa Shirar ay ka socdan Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Kulamo kala duwan aya ka socda gudaha Magaalada Muqdisho iyado Mooshinka Gudomiye Jawaari uu yelanayo wejiyo cusub xili maamulki sare golaha ay goano is didan so sarayan.

Xildhibano ka tirsan Golaha Shacabka aya aya manta kulan ku yeshay Magalada Muqdisho iyado gudoomiye ku xigenka 1aad golaha shacabka lagu edeyay in uu garab tagan yahay xukumada oo uu tagerayo mooshinka Jawaari.

Inkasto ay muuqato in uu garab tagan yahay xukumada qeybna uu ka yahay shaqsiyadka Xukumada Jebka u buuxisay.
Waxa hada muuqata in mooshinka xukumada laga awood roonaday iyado ay muqato in tirada Xildhibanada lo bahan yahay in aysan heysan.

Wararka anu heleyno aya shegaya in Xildhibano ka tirsan Goalaha shacabka ay kulamo yelanayan caawa xili ay xildhibanadasi goa’ano kale oo horleh so sarayan.

Xildhibanadan aya garab istagaya Mahad Cabdala Cawad oo ka mid golaha Barlamanka isla markana tagersan Gudomiye Jawari iyago ka so hojeysanaya Xulafada uu hogaminayo C/wali Mudeey.