Xildhibaano Diiday Saxiixa mooshin ka dhan ah Jawaari oo Dil loogu hanjabay!!!

Reading Time: < 1 minute

Xog gaara oo aan  helnay ayaa shegeeysa in Xildhibano ka tirsan Golaha Shacabka loogu han jabay in la dli doono hadi ay imadan Xarunta Golaha Shacabka Soomaliyeed.

Xildhibano ka mid ah kuwa ka soo horjeedo mooshinka ka dhanka ah gudomiye maxamed Shikh Cusmaan Jawaari kaasi oo laga soo abaabulay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in loogu han jabay in la dili dono hadi ay isku dayaan inay gudaha ugalaan Xarunta Golaha Shacabka.

Sidoookale Xildhibaanada ayaa sheegay in galitaanka xarunta kaliya loo ogol yahay xildhibanada daacada u ah Ra’iisul wasaare khayre ee wada moohinka kal soonida lagala noqonayo Gudoomiye Jawaari.

Xarunta Golaha Shacabka ayaa gabi ahaan  cawa waxa la wareegay Ciidamo ka tirsan ilaalada Madaxtooyada viila soomaaliya iyo ciidamo la rumeesan yahay inay ka mid yahiin ciidanka NISA, waxeyna xarunta Baarlamaanka ka ceeriyeen Cidamo Booliis ah oo ku sugnaa Xaruntasi.