Waxa Beri lagu balan san yahay Golaha Shacabka iyado Cabdi Wali Muudey uu Fariimo gaarsiiyay saaxibaadisa Xildhibaanada ah ee Qas wadayaasha ah.
Wararka anu heleyno aya waxa ay shegayaan in Xildhibaano Badan oo kaso Beesha Hawiye uu kulan ugu socdo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyado ay ka arinsanayaan Weerarka tooska ah ee Golaha Shacabka lagu soo qaday iyo Madaxweyne Farmaajo oo cadeeystay Garabka Raii;sul Wsaare Kheyre in uu yahay.
Xildhibaanabada Kulanka uu ugu socdo Madaxtooyada aya waxa ka mid ah oo hor boodaya Xildhibaan Cadoow Cali Gees iyo Xildhibaan Cabdi Qaadir Cosoble waxa ayna Xildhibaanadan ay ka arin sanayaan Dagaalka lagu so qaday Golaha Shacabka iyo Jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho oo Ciidan lagu so daadiyay lana xirtay.
Waxa lagu wada ka dib kulankooda in ay Saxaafada la hadlaan iyaga oo isku diyaariyay in ay Difaacan Xasaanadooda ,Naftooda iyo Sharafta Guriga Ummada oo Koox gaara ay dooneyso in ay maamulato oo ay gacanta ku dhigto.
Kooxda Qiyaano Qaran aya waxa ay isku dayayaan in berito ay sameeyan afgaanbi dadban si Xildhibaanada Foodada wada ay fushtaan Mooshinka ay donayaan in ay Xilka kaga tuuran Gudoomiye Jawaari.