Xildhibaankii ka xanaajiyay Deni oo ku dhawaaqay inay wadaan Mooshin xil ka qaadis ah “Deni anagaa dooranay inaan ridnana sikin nagu qaadan mayso”.

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland oo uu horkacayo xildhibaankii maanta suaasha kaga xanaajiyay Madaxwayne Deni ee lagu magacaabo Cawil Daad ayaa waxay ku dhawaaqeen in ay dastuurka la tiigsan doonaan madaxwaynaha.

Xildhibaanada oo kulankii maanta kadib saxaafadda lahadlay ayaa waxay sheegeen in Madaxwaynaha Maanta uu hoolka baarlamaanka kaga hadlay hadalo hanjabaad isla markaana iyaguna aysan marnaba cabsan doonin oo ay sharciga iyo dastuurka la tiigsan doonaan Madaxwaynaha.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!