Xildhibaanadii Maxaabiista ahaa oo bilaabay u codaynta Qoor qoor

Reading Time: < 1 minute

Waxaa hada Hoolka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ka bilaabatay u codaynta Musharaxiinta Xilalkaa u loolamaya oo gebi ahaana maqaarsaar ah.

Xildhibaano maxaabiis ah ayaa waxaa lagu keenay Hoollka Gawaari qufulan oo qaas ah waxaana lagu amray in ay Qoor Qoor Doortaan hadii kalle Xabsigii loo noqaya Xasaanadoodana ay weynayaan.

Hoolka ayaa waxaa isku gedaamay Ciidamada Dowladu Dhuusamareeb gaysay waxaana jirta cabsi ah in uu Shaakir Hoolka Doorashada Soo weeraro.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!