Xildhibaanadda Ku Fashilmay Ineey Ridaan Jawaari Maxaa La Gudboon???

Reading Time: < 1 minute

Waxa dhawaan soo idlaaday Mooshin laga keenay Gudoomiye Jawaari iyado Xukuumada Soomaaliya ay awoodaheda isugu geeysay mooshinkaasi.

Xildhibaano ka tirsan Xukuumada iyo Xildhibano taagerayay aya mooshinkasi waday waxa muuqata in kala aragti duwanaansho ay soo kala dhex gashay Xukuumada iyo Xildhibaanadi taagerada u aha.

Xildhibaanada oo ah kuwo ku fashilmay ineey ridaan Gudoomiye Jawaari aya waxa ay hada ka fikirayaan misane isla gorfeynayaan sida ay wax yeeli la haayeen.

Xildhibaanadan aya gar waaqsaday in xalka kaliya ee u furan uu yahay in ay mooshin deg deg ah ka keenaan Kheeyre si looga tuuro Xilka Raiisul Wasaaarenimo.

Xildhibanadan aya kulamo kala duwan laleh Xildhibanada taagersana Gudomiye Jawaari iyago oo doonaya in ay kala kaashadaan dardar galinta Mooshinka Jawaari.