Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo maanta yeelanayo kulan iyo Agendaha kulana

Reading Time: < 1 minute

Maanta oo Arbaco ah, taariikhduna ku beegan tahay15 June waxa ay Xildhibaanada Gollaha Shacabka BJFS yeelanayaan kulanweynihii Golaha Shacabka.

Ajendaha kulanka golaha shacabka BJFS ayaa maanta ah, Dhamaystirka Akhrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Qoraal loo dirtay Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa lagu ogeeysiiyay goobta uu kulankani ku qabsoomayo taa oo ah Xarunta Golaha Shacabka ee Villa  Hargeisa.

Sidoo kale waxaa Xildhibaanada laga codsaday in ay soo xaadiraan Wakhtiga kulanku furmayo taa oo ah 09.00 Subaxnimo ama sedex Saac oo subaxnimo.