Waxa socda kulamo kala duwan oo ay wadan Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ku donayaan in ay kaga arinsadaan Xaalada Dalka lo jiheeynaayo iyo Qiyaanada ay wataan kooxda Qiyaano Qaran.
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayana qaadanaya Go’aano Culus oo ay ku doonayaan in ay ku fashiliyaan Afduubka ay wadaan kooxda Qiyaano Qaran oo cadeystay in aysan dani u nheyn Shacabka Somaaliyeed
Kulamadan aya la filaya in saacadaha soo adan ay kulankoodu ku shaaciyaan Go’aankooda ku aadan talaabada ay ka qaadanayaan Kooxda Qiyaano Qaran iyago shaacin doono qodobo ay soo bandhigi doonaan oo ku lifaaqan danaha gaarka ah ee saaxibada Qiyaano Qaran.
Kooxda Qiyaano Qaran aya Xalay kulamo kala duwan la qaatay Gudoomiye Jawaari iyago ku cadaadiyay in uu is casilo.