Xildhibaanada Puntland oo Wasiir Galan ku dhegan (Aqriso sababta)

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Puntland oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in maamulka Puntland uu imanka dayacay amniga deegaanadiisa.

Wasiirka amniga Cabdi-samad galan ayuu sheegay in uusan dan iyo heelo ka laheeyn waxyaabaha ka dhacaya gobolka Bari.

waxaa uu shacabka ugu baaqay Xildhibaan Ilyaas in ay go’aan ka gaaraan arrimaha amniga islamarkaana aana maalin walbo dhiigoodu lagu gorgortamin sida uu yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here