Waxa meel xasaasi ah maraya Mooshinka Gudoomiye Jawaari oo wejiyadiisu meel xasaasi uu galay ka dib markii Kooxdii Qiyaano Qaran ay isu biir sanayaan in meesha ka saaran Gudoonka Golaha shacabka.
Wararka anu heleyno aya shegaya in Xildhibaanadii Mooshinka ka waday Gudoomiye Jawaari ay laba u kala jabayaan oo ay aragti ahan qaar ay labanaayn.Xildhibaanada qaar ee Moshinka wada aya gar waaq sanaya in Mooshinka uu xal u aheyn Shacabka ay dartood u dhaarteyn.
Garabka uu hogaamiyo C/wali Muudey aya Caawa waxa ka dhex taagan buuq in kasto tiro ahan ay yaryihiin oo Xildhibaano badan laga been sheegay Saxiixooda iyago shegay in aysan qeyb ka aheyn Mooshinkasi.
Walo beri lagu madal san yahay Golaha shacabka Kooxda Qiyaano Qaran ay muujiyeen in aysan Dalka Dan u heeyn oo danahooda fiirsanayaan aya waxa muuqata xildhibaano Garabkooda ka baxaya.