Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyay mooshinka gudi ay soo direen oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixiyeen,qaabka mooshinkaasi
Xildhibaanadan ayaa madaxweynaha ku eedeeyey “inuu ku kacay qiyaano-qaran, kuna xadgudbay dastuurka qaranka iyo sharciyada kale ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanada gudbiyey mooshinka ayaa goordhow qabtay shir jaraa’id oo ay ku sheegayaan sababta ay u qaateen go’aankan.
Rajada laga qabo mooshinkaani in uu hirgalo ayaa ah mid aad heerkiisu u sareeyo,waxaana la filayaa in uu si cad u hirgalo