Xildhibaanada Maamulka Galmudug Ee la isku biiriyay Durba La dhaliilay!!

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Galmudug waxaa lagu biiriyay xildhibaano gaaraya 100 kuwaasi ok kasoo galay dhanka Maamulka Ahlusunna waljameeca.

Beesha Waceeysle oo 8 xildhibaan laga siiyay Ahlusunna (Aqriso Magacyadooda) Maamulka Galmudug waxaa lagu biiriyay xildhibaano gaaraya 100 kuwaasi ok kasoo galay dhanka Maamulka Ahlusunna waljameeca.

Degmooyinka Ceeldheer, galcad, Xarardheere oo ay degto Beesha Waceeysle ayaaa la siiyay 8-xubnood kuwaasi oo kala ah,

1.Cumar Cali Calasow (Shaambi)
2.Muxudin Cali Jimcale (Jakula)
3.Safiya Cabdule Cali
4.Axmed Allaale.
5.Dahir Xasan Cabdule.
6.Max’ed Cabdule Gure
7.Cabdulahi Xaji Abukar
8.Dib ayaan ka soo sheegi doonaa

Dadka siyaasada Maamulka Galmudug indha-indheeyo ayaa waxaa ay sheegayaan in aysan suura-gal aheeyn saami qeeybsigga xildhibaanadda taasi oo lagu tacadiyay Qaar ka mid ah Beellaha

Odayaasha dhaqanka Beesha Waceeysle Abgaal ayaa la filayaa in ay ka hadlaan xildhibaanada 8-da ah re Ahlusunna laga siiyay