Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta Si kulul uga Doodaya sharciga Doorashooyinka Dalka

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaalia ayaa waxa ay Maanta kulankooda caadiga ah kuyeelanayaan Xaruntooda ay ku shiraan ee Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajandaha kulanka manta ayaa waxa uu yahay kadoodista sahrciga Doorashooyinka Dalka oo Baarlamaanka horyaala waxaana sharcigaa horay doodbadan uga keenay axsaabta Mucaaradka ee Dalka kajira .

Kulanka manta ayaa waxa uu yahay mid xiisa gaar ah xambaarsan waxaana xalay xildhibaanada lagu wargeliyay in uu beri jiro kulanka Caadi ah ee Golaha Shacabka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!