Xildhibaanada Golaha shacabka oo Maanta kulan leh

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah.

1. Warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

2. Aqrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Kulamaddii ugu dambeeyay ee Xildhibaanada ayaa looga hadlay Xaaladda Ammaanka dalka.

Advertisements