Xildhibaanada BFS oo maanta la filaayo in ay kulan yeeshaan (Wararkii ugu dambeeyay)

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay yeeshaan kulan looga hadlaayo arrimo dhowr ah
Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka Baarlamaanka maanta.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in uu shir guddoomiyo kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka.