Xildhibaanada BFS oo ku kala aragti duwan Go’aankii Gudoomiye Mursal

Reading Time: < 1 minute

Iyadoo gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal shiikh C/raxmaan uu si cad u sheegay in uu burburay mooshinkii laga gudbiyay madaxweyne Maxamed C/laahi farmaajo ayaa waxaa arinkaasi ka hadlay Xildhibaan C/laahi shiikh Cusmaan.

Gudoomiyaha golaha shacabka ayuu sheegay in uu sameeyay adkeeysi xoogan islamarkaana uu hada qaatay Go’aan macquul ah oo danta golaha shacanku ku jirto.

Xildhibaanada mucaarad iyo muxaafid ayuu ugu baaqay in ay qaataan go’aanka gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal shiikh C/raxmaan