Xildhibaanada BFS oo diyaariyay Mooshinkii lagu diri lahaa Xukumada Kheeyre (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Sida ay wararka ku heleeyso MOL waxaa la diyaariyay mooshinn xoogan oo la damacsan yahay in xilka looga qaado R/wasaare xassan cali kheeyre oo xukumadiisu ay ku fashilantay arrimahii laga sugaayay ee looga baahnaa.

Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa arrintaan Go’aan ku gaaray,waxaana maalmaha soo socda la filan karaa shirar ka dhan ah oo muqdisho ka dhaco.

Waxaa ay sheegeen in dhowr jeer oo hore uu ku guuleeystay kheeyre in uu dhaqaalle ku kala fufuro xildhibaanada hase’yeeshee markaan ay godkiisa biyo ugusoo galeen.

Xukumada uu hogaamiyo R/wasaare xassan cali kheeyre ayaa waxaa la rumeeysan  yahay in ay tahay tii ugu qabka xumeed ee dalka soo martay