Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo ansaxiyay golaha wasiirada cusub

Reading Time: < 1 minute

Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu ansixiyay Golaha wasiirada Cusub ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxaemd Islaam.

Kulanka ayaaa soo xaadiray 51 mudane oo Baarlamaanka Jubbaland ka tirsan, waxaana ansixiyay Xukuumadda Cusub 50 xildhibaan wax diiday majirin waxaana Ka aamusay 1 xilibaan oo kaliya sidaasna waxaa ugu dhawaaqay in xukuumadda Cusub ansax tahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan.
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay 20-kii Bishii May Golihiisa wasiirada oo ka kooban, Wasiiro wasiir ku-xigeeno & wasiiru dowlayaal kuwaas oo haatan si rasmi ah u shaqo bilaabi