Xildhibaan lagusoo doortay Baydhabo!!

Reading Time: < 1 minute

C/laahi Shekh Maxamed ayaa ku guuleystay Kursi ka banaanaa golaha Shacabka oo maanta doorashaddiisa lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Kursigaan  ayaa horay waxaa uga geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi Dheere

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in uu guuleystay Cabdullaahi Sheekh Maxamed.

Cabdullaahi Sheekh ayaa helay 35 Cod.