Xildhibaan Lafta Gareen oo Ku Dhawaaqay In uu Tanaasulay

Reading Time: < 1 minute

Iyado wareegi kowaad ee Dorashada Golaha Shacabka ay uso baxayn ila 4 musharax aya waxa socoto dorashada Gudomiyaha Golha Shacabka waxana goordhaw ku dhawaqay Xildhibaan Cabdicasiis Lafta Gareen oo helay 54 Cod in uu tanaasulay.

Xildhibaan Cabdicasiis Lafta Gareen Waxa u umahad celinayo Xildhibanada Codadka ay siiyeen.

Wararka qaar aya shegaya in Lafta gareen uu codkisa siiyay Xildhibaan Ibrahim Yarow oo ay saaxibo dhaw yihiin.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!