Xildhibaan ku dhaawacmay Qaraxii Dhuusamareeb

Reading Time: < 1 minute

Qaraxii subaxii hore ka dhacay magalaada Dhuusamareeb ayaa la sheegayaa in uu dhaawac fudud ka soo gaaray Xildhibaaan ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.

Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxa. Xildhibanka Dhaaca soo gaaray ayaa lagu magacabaacaa  Cabdiraxmaan Baraka-Qabe. Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray 3 ruux oo ay ku jirto gabar yar oo shan jir aheyd,kuwaasi oo loola cararay mid kamid ah Xarumaha Caafimaad eek u yaalla Magaalada Dhuusamaareb.