Xildhibaan Ha Dooran Mid Afduuba Danaha Shacabka Soomaaliyeed

Reading Time: < 1 minute

Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

11 musharax oo dhammaantood ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana kasoo jeedda Koonfur Galbeed ayaa ku tartamaya Xilka.

Magacyadda Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

1- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

2- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

3- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar

4- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan

5- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

6- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

7-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur.

8- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

9- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur

10- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen

11- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!