Xildhibaan Fiqi”Aniga ayaa la igu qaarajin rabay weerarkii hotel saxafi’!!

Reading Time: < 1 minute

Wararka ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Xildhibaan ka tirsan DF oo sheegay in Weerarkii Hotel Saxafi uu ahaa Shirqool lagu dili rabay, QM oo Cunaqabateynta u kordhisay Somalia, Madaxweyne Farmaajo oo soo afjaray Faragelintii Itoobiya iyo Qodbo kale oo Xasaasi ah.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!