Xildhibaan Dalbanaayo in la Baaro Weerar Lagu qaaday Maalmo ka Hor

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ahna Gudoomiyaha Kutladda Horusocod ayaa qoraal uu ku dalbanayo baaritaan dhab ah waxa uu u diray guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa Gaari uu watey abaara 5:0 Galabnimo 23,kii Bishaan waxaa lagu rasaaseyey xilli uu marayey Koontoroolka KM0 oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan NISA.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!