Xildhibaan Cismaan Boqorre oo Maanta lagu aasi doono Muqdisho!!

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka aynu heleeyno Waxaa la filayaa in Magaalada Muqdisho lagu aaso xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya,kaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dilay Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada ayaa la filayaa in ay kasoo qeeyb-galaan aaska Marxuumka,waxaa sidoo kale la shaaciyay in loo sameeynaayo aas qaran.

Xildhibaan Cismaan Boqorre ayaa mudo dheer ka mid ahaa xildhibaanadii Baarlamaanka ee dalka soo maray asigoo mar soo noqday Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka