Xildhibaan Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo Wareysi Muhiim ah Siiyey Muuq Baahiya Dalsan. “Somaliya Cadow uma baahnayn maanta iyo shalay”

Reading Time: < 1 minute
Xildhibaan Cali Balcad waxaa uu ahaa Agaasimihii guud ee Madaxtooyada Soomaaliya xilligi Madaxwayne Xasan Sheikh Maxamud. Xildhibaanka ayaa siiyay waraysi xiiso badan oo uu kaga hadlay  xusuustiisa heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray geedi socodka dib u dhiska dowladnimada dalka intii uu agaasimaha ahaa. Arrimaha uu ka hadlay Xildhibaan Cali waxaa ka mid ah:
1. Dhisidda Maamul Goboleedyada
2. Qaabkii ay dowladdu dowladda Somaliya ula dhaqantay IGAD
3. Barnaamijkii Dib u habaynta Dhaqaalaha sida soo Celinta hay’adaha dhaqaalaha Aaduunka sida IMF iyo Bangiga Adduunka iyo deyn cafinta.
4. Xiriirka caalamka sida kuwa gobolka iyo Carabta iyo waxyaabo badan oo aad  u muhiim ah oo dad badan ka qarsoonaa.

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo dhameystiran: