Xildhibaan Cabdi barre Jabriil”Farmaajo Been ayuu u sheegay Soomaalida,waadna aragtaan waxyaabaha uu ku kacaayo,Shacabku Talaabo ha qaadaan’’

Reading Time: < 1 minute

Cabdi Barre Jabriil oo kamid ahaa baarlamaankii 9-aad dowladda Soomaaliya ayaa dhaliilshan Safaradda  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo uu ugu ambabaxo dalka dibadiisa,kuwaasi oo ku tilmaamay kuwa aan macno laheeyn.

Xildhibaan  Cabdi Barre Jabriil  ayaa  sheegay in Farmaajo markii uu tartanka doorashadda ku jiray balanqaaday inuusan badin doonin safarada sida madaxdii hore, oo shaqo kasto loo baahdo uu u dirayo Wasiirka arimaha dibada,taas ayuuna ku tilmaamay mid aan  dhaqan-gelin

Waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo markii horaba aan laga fileeyn wax-qabad buuxa hase’yeeshee uu  sidii laga filaayay Ee Fashilka aheed uuba kasii banana-baxay

Maxamed C/laahi Farmaaho Madaxweyne ayaa tan iyo markii uu xafiiska fariistay waxa uu u ambabaxay dhowr safar,