Xildh. Golaha shacabka oo maanta markale dood ka yeelanaya Xeerka kuraasta Goboladda Waqooyi

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta markale waxaa ay kulan ku yeelanayaan xarunta Villa Haregysa ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa ajandayaal ay ka mid yihiin Xeerka kuraasta Goboladda Waqooyi  iyo Matalaada Gobolka Banaadir.

Shalay ayaa xildhibaanada dood adag waxaa ay ka yeesheen xeerka kuraasta gobolada waqooyi.

Xildhibaan Cabdi Risaaq Jindi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka oo la hadlay warbaahinta  ayaa waxaa uu faahfaafin ka bixiyay kulanka maanta iyo qodobada diirada lagu saarayo