Taliyaha booliiska Soomaaliya Janaraal Xijaar oo shir jar’aaod ku qabto Muqdisho xili danbe ee caawa aj ayaa sheegay in ayan macquul ahayd in berito doorasho ka dhacdo xerada Afesyooni.
Taliye Xijaar aya intaas ku daray in ayan ciidanka booliiiska qaadi karin damaanada amaanka halka loo asteeyay in ay Doorashada ka dhacdo.
Waxa kaloo sheegay in ay fakarkaas ay la qaban ciidamada nabad ilaalinta ee loo yaqaano ATMIS
halkaan ka Daawo shirka jaraa’id
https://fb.watch/cEdXCtQ08S/