Waxaa ka jirta Gobolka Gaarisa ee dalka Kenya xiisad ka dhalatay lacag laba Milyan oo lacagta Kenya ah taas oo la siiyay Fanaanka Dalmar Yare. lacagta ayaa lagu sheegay in ay ay tahay lacag ku baxday xafalad uu fanaanku ka heesay oo loo qabtay shaqaalaha Gobolka.
Arintaan ayaa waxa ay dhalisay xiisad saamayn ku yeelatay siyaasada guud Gobolka Gaarisa ee dalka Kenya. Gaarisa ayaa ah gobolka ugu baalaran oo ay degan tahay Soomaalida dalka Kenya. Gudoomiyaha Gobolka ayaa lagu eedeeyay in uu lacagtaas la qaybsaday fanaanka Dalmar Yare. Fanaanka ayaan wali ka hadlin xiisadda socoto waxaana shacabka reer Gaarisa o dhibaatooyin badan haystaa ay codsadeen in la baaro.
Halkaan ka qariso qoraalka lacagta lagu qaatay: