Xeer ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ee xilka ka degaya Cabdiraxmaan Ducaale Beileh ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, gaar ahaan waaxda dambiyada maaliyadda iyo dhaqaalaha Isniinta, June 27, sida ku cad warqad ku taariikheysan 25 June.