Xaaf oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Godinlabe (Daawo)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyne Xaaf ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magalaada Godinlabe. Xaaf ayaa waxa galbinaysay gawaari gaaraysa 50 isugu jira kuwa dagaalka  iyo kuwa raaxadda.

Xaaf ayaa maanta isaga soo baxay magaagalada Dhuusamareeb ka dib markii kooxda Al Suna Wajameeca ay heshiis gaar ah ka dhashay Farmaajo iyo Kheyre.

Halkaan ka daawo soo dhaweynta Xaaf