Madaxweynahii Hore Ee Soomaaliya Xassan Shiikh oo hada ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu maaanta kasoo muuqday Kooramka tan iyo markii Booskaasi u xalaaloobay.
Sawiro lagasoo qaaday Madaxweyne Xassan oo fadhiya safka hore ee Baarlamaanka ayaa waxaa lagu arkayaa Baraha Bulshada,waxana laga bixinayaan aragtiyo kala duwan.
Dadka qaar ayaa u arka in arintaani ay tahay mid siyaasadeeysan oo la doonaayo in Xildhibaanada lagu Guubaabiyo Culeeys saarista Dowlada Hada Jirta.
Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu Hada Hogaamiyaa Xisbi kaasi oo la rumeeysan yahay in ay isku baheeysteen Mucaaradkii oo idil