Xassan Shiikh oo Bedelay Magaca Xisbi Dhawaan Gudoomiye Looga dhigay(AQRISO)

Reading Time: < 1 minute

Iyadoo dhowrkii  maalmood ee lasoo dhaafay baraha Bulshada lagu faafinaayay in Xisbigga Gudoomiyaha looga dhigay Xassan Shiikh Maxamuud  uu wato magac xisbi kale ayaa waxaa arintaasi war kasoo saaray EX-Madaxweyne xassan Shiikh Maxamuud.

Qoraal kasoo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Magaca Xisbigga la Bedelay,islamarkaana la isku raacay