Xassan Dahir Aweys oo bogaadiyay weerarkii Al shabab iyo dilkii Shiikh C/weli C. Yare

Somali opposition leader Sheikh Hassan Dahir Aweys who heads the Alliance for the Re-Liberation of Somalia (ARS), addresses his supporters in the capital Mogadishu, April 24, 2009. Aweys said on Friday that there would be no talks with the transitional government until African Union peacekeepers (AMISOM) leave the Horn of Africa nation. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA POLITICS CONFLICT MILITARY)
Reading Time: < 1 minute

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu Al-shabaab ku raacsan yahay talaabadii ay ka qaadeen Shiikh C/weli, waxaana dhanka kale iftiimiyey khaladaadka Al-shabaab ay leeyihiin.

Xassan Dahir Aways ayaa wali u muuqda mida aan ka bixin xeendaabka Kooxda Al Shabaab.

Halkaan ka daawo hadalkiisa: