Waxaa caawa albaabada laga xirtay xildhibaanada baarlamaanka oo balan la ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Mursal. Talabadaan ayaa u muuqata mid lagu doonayo in lagu baneeysto kutumashada xasaanada Baarlamaanka iyo xildhibaanada.
Talaabada caawa ay qaaday madaxtooyada ma aha mid dhaawac ku ah xildhibaanada mooshinka qoray laakiin waxa ay saameyn ku yeelan doontaa dhamaan xildhibaanada qaranka.
Halkan ka daawo video