“Xasan  Kheyre kuraastii Galmudug  ee beesha  waxa uu siiyay Itoobiya, midna Darawalkiisa”

Reading Time: < 1 minute

Shir Jaraa’id oo ay odoyaasha dhaqanka Beelaha Galmudug ku qabteen magalaada Dhuusamareeb ayaa ay ku sheegeen in Xasan Kheyre uu sida uu doono ugu takri falay qorista liiska xildhibaanada  deegaanka.

Oday ka mida odoyaasha dhaqanka ayaa sheegay in Xasan  Kheyre kuraastii Galmudug  ee beeshiisa  waxa uu siiyay mid safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, midna  uu siiyay Darawalkiisa.

Dhanka kale beelaha ayaa dhamaantood ka soo horjeestay qaabka uu u soo qortay Kheyre liiska Xildhibaanada, taas oo ay sheegeen in ay keeni doonto dagaal ka dhaca deegaanka Galmudug.

Halkaan ka daawo hadalka oo odoyaasha:

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!