Xasan Dahir Aweys oo laga qaaday agabkiisii telefonada iyo kombuutarada kaddib markii…

Hardline opposition leader Sheikh Hassan Dahir Aweys Aweys speaks during a press conference where he officially took command of his organization Hizb Al-Islamiya in Mogadishu on May 26, 2009. Somali extremists launched their offensive against the Transitional Federal Government (TFG) of President Sharif Sheikh Ahmed on May 7, and have maintained their positions in Mogadishu in trenches along streets near the presidential palace. AFP PHOTO/Mustafa ABDI (Photo credit should read MUSTAFA ABDI/AFP/Getty Images)
Reading Time: < 1 minute

Dowladda Federaalka Soomaaliya aya ka qaaday dhammaan agabkii uu Xasan Dahir Aweys u isticmaalayay baraha bulshada.

Xasan Dahir Aweys ayaa ku eedeeyay Dowladda mar uu dhawaan soo galay facebook live isagoo sheegay in qaabka loola dhaqmay Mukhtar Robow ay ahayd qalad, isla markaana aanay dowladda awood u lahayn in ay ka celiso in uu tartamo.

Xasan Dahir Aweys ayaa beryihii danbe aad ugu soo badanayay baraha bulshada isagoo wacyinaayay dad badan, taasoo qatar ku ah dowladda sida uu MOL u sheegay sarkaal ka tirsan ciidanka Amniga

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!